Gaari-waa water waa film xiiso leh oo ka hadlaya waxqabadka shirkadda biyaha gobolka Nugaal (NUWACO) kaas oo lagu soo bandhigayo howshii laga soo marey biyo galinta caasimada Puntland ee Garowe
Garowe ayaa ka mid ahayd goboladii ku yaalay waqooyi bari ee Soomaaliya Islamarkaana magac ahaan loogu yeeri jirey GAARI-WAA waana sababta loogu magac darey film-kan la baxay Gaari-waa Water
Halkan ka daawo